Hormuud Habaabay (Astray Leader)

Hormuud Habaabay (Astray Leader)

Milicsiga Kacdoonkii Maxaakiimta Islaamiga Ahaa (2006-2009kii)

Book - 2015
Rate this:
"Horraantii Sannadkii 2006dii, waxa soo shaac baxday awoodda Maxaakiim dhawr ah, oo si nabad iyo degganaanba ku dhisan looga aas-assay qaybo kamid ah gobolka Banaadir(muqdisho), oo ah caasimadda dalka Soomaaliya. Maxaakiimtani waxa ay ahaayeen kuwo la doonayey in ay adeeg amni u sameeyaan qaybo kamid ah bulsho-weyntii Soomaaliyeed ee Muqdisho ku dhaqnayd. Waxa jirtey in qaab beeleed loo soo agaasimay, inkasta oo Culummo Soomaaliyeed oo waaweyni gadaal ka riixayeen, dhiirri gelinna u samaynayeen suurtagalnimada Maxaakiimta Islaamiga ah. Dadka Soomaaliyeed, guud ahaan nidaam darro iyo bur-bur mood iyo noolba leh ayaa ku habsadey, waxaana taladii dalku gacanta u gashay, qab-qablayaal dagaal, ummaddiina u diidey jiif iyo joog. Midowga Maxaakuumta Islaamiga ayaa wadada u xaaray nabad iyo rajo dadweynihii doortay in ay u xukun tagaan Shareecada Islaamka. MMI, waxa ay ahayeen kuwo markiiba fuliyey adeeg deg-deg ah bulshaduna ku diirsatey, waxa ayna dib u soo celiyeen nabaddii iyo kala dambeyntii magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo badan. Haddaba buuggan "Hormuud Habaabay", waxa aan ku eegi doonnaa soo bixitaankii Maxaakuumtii Islaamiga ahaa iyo Isbahaysigii la magic baxay "Isbahaysigii Dib-U-Xoreynta Soomaaliyeed" ee lagu dhisay Asmara, dalka Ereteriya sannadkii 2007dii iyo sida hoggaankiisii isu dhiibeen, una marin habaabeen." -- cover."History and government in Somalia around 2006-2009" -- cataloger's judgment.
Publisher: Stockholm [Sweden] : [published by the author], 2015.
Edition: Daabacaaddii koowaad
ISBN: 9789187223136
9187223139
Characteristics: 285 pages : illustrations, portraits ; 21 cm.
Alternative Title: Incompetent leadership :

Opinion

From the critics


Community Activity

Comment

Add a Comment

There are no comments for this title yet.

Age Suitability

Add Age Suitability

There are no age suitabilities for this title yet.

Summary

Add a Summary

There are no summaries for this title yet.

Notices

Add Notices

There are no notices for this title yet.

Quotes

Add a Quote

There are no quotes for this title yet.

Explore Further

Browse by Call Number

Recommendations

Subject Headings

  Loading...

Find it at WPL

  Loading...
[]
[]
To Top